CALAAMADAHA LAGU GARTO JINNIYAlDA UMU SUBYAANTA EE MAKAANKA DAGTA .

Somaliruqyah 🫵

➡️CALAAMADAHA LAGU GARTO JINNIYADA UMU SUBYAANTA EE MAKAANKA DAGTA .

🔖1= Inuu qofku ku riyoodo xayawaanada sida :-
《 Bisadaha , masaska , dabaqalooca , shimbir gorgorka , iyo gabar ku soo fiirineyso kuguna qosleyso adne aadka baqaneyso 》.
🔖2= Inuu dareemo qofku inuu qof daba socdo oo uu raacaayo iyo dareen cansi ah .
🔖3= Dawrada (Caadada) oo khalkhasha sidoo kale dawrada oo wakhtigeedii kasoo daahdo .
🔖4= Dhiig bax ka baxsan wakhtiga caadada .
🔖5= Xanuun siyaado ah xaga hoose .
🔖6= jirka ood ku aragtid nabro nabro markaad hurdada kasoo kacdid .
🔖7= Inaad laabta cadaadin ka dareento iyo oohin badan sidoo kale inuu qofku dareemo inuu san aamin ahayn .
🔖8= Uurka oo ka soo qubto (dhaco , dilaaco) .
🔖9= ilmihii oo uurka ku dhinto .
🔖10= Waran hoos lagasoo galinaayo .
🔖11= Dhimashada ilmaha yar ee dhasha isla wakhtiga .
🔖12= Xanuun dhinaca sarcamaha khaasatan dhanka midig in waran lagaa galinayo .
🔖13= Hoosta oo qoyaan aad ka dareento siyaado ah .
🔖14= Caloosha oo hawo kaaga furmeyso .
🔖15= Xudunta oo ku xanuunto .
🔖16= hoosta oo ur-keento .
🔖17= Naasaha oo bararo .
🔖18= Gogasha jamaaca oo ay ku xanuusato gabadhu .
🔖19= Gabadha iney isku aragto nuux nuuxsi ama inay caloosha wax dhex socsocdaan .
🔖20= Sidoo kale wareega dhexda inuu ku xanuuno istaagiine aad dhibsaneysid .

QAABKA CILAAJINTA SUURADAHA

🔑FURAHA GUUSHA CAMALKA AAD QABANEYSO.

💠Saliga nabiga ka aqri 70jeer
💠Sidoo kale Aqri istiqfartan 70jeer
أستغفر الله الذي لا إله إلا هو الحي القيوم وأتوب إليه، غفرت ذنوبه،

💠Suuratu Al’Raxmaan ayaad aqrineysaa marka aad mareysid aayadan
﴿ فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ﴾
Kucelceli 33jeer
Ducadane aqri
🔥”اللهم أهلك التابعة أم الصبيان ومن عاونها من الجان، “
🔥”Allhuma ahlik ataabica umu subiyaana wa min caawanahaa minal jaaan, “

《Halkaas hala fahmo suuratu araxmaan markaad gaadhid aayadaha kuxusan ee ah
فَبِأَىِّ ءَالَآءِ رَبِّكُمَا تُكَذِّبَانِ ﴾
Waa inaad marka ay aayadaasi ku joojisaba aad kucelcelisaa 33jeer ducadaasne aad aqridaa micnaha marwalbo aad gaadhid aayadahaas isku eeg iskumidka ah waad istageysaa 33jeer arrinysa hadane ducada kadib waad sii wadeysaa lkn waa halmar suurada la qarinaayo gudaheeda waalafahmaan filayaa Insha allh.》

🔥Aqri Suuratul jumuc habenkii
Sido kale ducada ka danbeysii ee ahayd.
((اللهم أهلك التابعة أم الصبيان ومن عاونها من الجان، ))
《Suuradan jumuc kaliyaato habenka jumcaha un aqrineysaa Ma suuratu raxmaan iyada 6da habeen ee kale waad aqrineyaaan idmka Eebe.》

Hadaba goorma ayaa la sameynayaa cilaajkan salaada subax kadib {Gadaal}

Wad cilaajintan 7cisho,

#sheikh caydaruus

Leave a Comment