SIDEE KU OGAANI KARTAA QOFKA KU HORTAAGAN EE XAASIDKA KUGU AH

Calaamadda koowaad: su’aalo badan oo ku saabsan arrimahaga gaarka ah iyo faahfaahintada  la xidhiidha xaaska, lacagta, iyo mushaharka.

Calaamadda labaad: layaabka iyo amakaag markuu maqlo nicmo  kugu dhacday, sida baabuur cusub ama guri villa ah oo aad iibsatay

Calaamada saddexaad: Indhaha ayuu isku qabqabtaa marka hormarkaaga  hortiisa lagu sheego, markaas ayuu midig iyo bidix eegaa muuqaal ka duwan muuqaalkii caadiga ahaa.

CALAAMADA UGU DAMBAYSO
Qofka xaasidka ah ma isticmaalo masha allah.   Tabaarakalla.   Laa xawla walaa quwata illaa billahi. 
Waa hadii uu kugu arko nicmo uu alle kusiiyey

HADII UU JIRO QOF AAD KU ARAGTAY CALAAMADAHAAS ILAHAY KAMAGAN GAL SHARTIISA ISKANA ILAALI QOFKAAS
 
   Hadii aad aragtay qofkaas sooqor haa

#naftaada_dabiib
#hadalka_sheikh_caydaruus
    #Kashifaada_xaasidka

Leave a Comment