#SABABO UGU BADAN EE JINKA JIRKA KU GALO WAA MAXAY🤔⁉
🟰Badi waxa uu kuso galaa Isha, sixirka,iyo Xasadka
🟰Taxsiinka uu isdayrayo oo aan ku filnayn iyo ka fogaanshaha cibaadada.
🟰Ka bixida guriga iyada oo aan Adkarta oo la xasuusan aad shaydaan iska xijaabin
🟰Fadhi badan oo musqulaha ah iyada oo aan la kaartarooleyn 
🟰Goorma Murugo iyo oohin daran iyo weliba farxad xad dhaaf ah.
🟰aargoosiga Jinnika in lagu xad gudbo. 
🟰العادة السرية 
{Siigaysi} Sameyeen dumarka iyo ragga.
🟰Seexashada meelaha cidlada ah ee kharabada ama meelo is dhexyaalo aan nadiif aheyn… 
🟰Tagida Xaga mushacwadiinta ee dhaha waxbaan fiirinaa faalalow
🟰Adigoo aad ugu qaylinaya musqusha dhexdeeda.
🟰Garaacid {Dilmada} caruur qaawan.
🟰Ku Garaacida carruurta musqusha.
🟰Ku heesida iyo hadalka musqusha dhexdiisa.
🟰Akhrinta buugaagta sixirka.
🟰Hurdo badan oo janaaba leh.
🟰Qoob_ka_Ciyaar iyo qoobka ciyarka qaawan 
🟰Inaad ku kaadido meelaha Dhagaxaanta ah
🟰Marka aad guriga ka baxayso adigoo qaawan micnaha wax khafiif ah ku baxayso.
🟰Qurxinta iyo eegida jidhka in badan.
🟰Inaad shidato heeso aad aad u dheereysey codkoda dhageysiguna badan yahay.
🟰Garaacida Gaar ahaan bisadaha madow.
🟰Garaacida Gaar ahaan eeyaha madow.
🟰Ku shubida biyaha kulul bulaacada dhexdeeda. 
🟰Inaad dhisho masaska iyo jiirarka waaweyn. 
🟰Bisadaha inaad lahadasgo sida bibi’aadamka.
🟰Ku dhawaaqida Mid ka mid ah magacyada Shayaadiinta. 
🟰Tagitaanka golayaasha sinada iyo khamriga. 
🟰Ka qaybgalka riwaayadaha. 
🟰Ka qayb galka shirarka lagu diyaarinayo jinniga. 
🟰Badda ood gasho xiliyada saq badhka habenkii.
🟰Fadhiisiga xabaalaha xiliyada danbe habenkii.
🟰Ku noolaanshaha xabaalaha mararka qaarkood waxay keentaa taabasho.
🟰 Eegid badan gabadha adigoo qaawan.
🟰Daawashada filimada qaawan ama filimo kulul si isdaba joog ah.
#NAFTAADA_DABIIB 
#SHEIKH_CAYDARUUS
 
				 
            

