#Xaqiiqda_Sixirka_Dhaxasha_Ah !!!!
Maanta waxaan ka hadlayna sixirka ku dhaca guriga dhan amase midda isku xidhan waalidka iyo ubadka sabob la xidhiidha waalidka oo sixran .
Taxanaha waxaa nagu kalifay inaanu ka hadalno sabob la xidhiidha dadka iyo tufuyaasha aqoontooda oo aad uu hooseesa aqoontooda awgeed una baahan in dadka baraarujin lagu bararujiyo inay gartaan xanuunkooda oo iscilaajiyaan .
Su’aasha meesha taalo ayaa ah waalidka oo la sixray garanay balse sidee ubadka loo sixri karaa , markaa loo raaco sixirkaasi dadku waxay uu kala kacaan dhowr kooxo :
1- Mid tirahda sixirkaasi waxba kama jiraan waayo sidan uu garanay ayaa ah qofka marka la sixraayo qofka waxaa lagu sixra qofka magaciisa iyo magaca waalidkiisa balse sidee loo sixri kara ilmaha yar uurka kujira loo sixri karaa .
2- Tufayaasha oo sixirkaasi u arka khurafaat ayna waxbase ay kajirin sixirka dhaxasha ah .
3- Qaar ay ku cusub tahay qaabka sixirkaasi sidaa awgeed ay garan laayihiin sida lala tacaalo amase daawayntiisa.
Anoo ka jawaabayo su’ashaasi waxan odhanaya marku rabo saxirku inuu sixro qofka X wuxuu heleya magaciisa iyo magaca waalidkiisa sidaa awgeed wuxuu ku qoraya tusaale hebel amase heblaayo inayna guursan marka daba raacinaya haddii uu gursado amase gursato inay gurkaasi ay ku raxeesan iyada iyo ubadkeeda sabob wuxuu garanaya saaxirku inay jiraan dad fara badan la sixray lakinse ilaahay qadaray inuu gursaddan sidaa awgeed wuxuu kahor degaya haddi ay dhacdo gurgaasi inayse ku raxeesan iyada iyo ubadkeeda .
Sidoo kale hooyadu amase waalidku haddi ay sixran tahay sixikuna uu yahay midda la cuno lagu siiyo waxaa cuniga yar ku gudbaya sixkaasi nuujitaan ahaan sidaa awgeed uu haleelo cunuga yar dabayl jin isago yar
Runti markaan fiiriyo dadka sixirkaasi qabo waxaa lagu qiyaasa 75% xaaladahoogana aadbay uu adagyihiin waayo badana khibrad ahaantayda waxaa lagu tiriya xaalado mustacsiyada ah .