Ma_Ogtahay sixirka taleefonka

Ma_Ogtahay

In sixirka ugu khatarsan uu yahay sixirka telefoonada
Saaxirku kuma raadiyo raadkaaga, iskumana dayo inuu ku quudiyo sixirka, ku aaso, ama uu kugu rusheeyo
Keliya waxa uu carabka hoos galiya Dalaasim oo kula hadlaya qofkanintuu waco kaliya isagoo hello dhahayo…… Isla markiiba wuxuu ku weydiinaa, ma waxaad tahay ina hebel, oo isla markii aad ku tidhaahdo haa, wuu kaa daminayaa taleefoonka, oo shamac shidanayaa, ama xadhig dalaasimta ku xidhay inuu hawada kaaga soo afuufo, ama wuxuu saneeyaa wax uu u eekeysiyey bini’aadamka ayuu xaga madaxa kaga mudayaa cirbado dhawr ah ama koofiyad ayuu cirbadahaas ku mudayaa meel walbo maahan meelo gaar ah

Calaamadaha_ama_saameynta_uu_sixirka_kugu_yeelanaayo

(1) Waxaad maqlaysaa wax lamida codkaaga oo magacaaga ku dhawaaqaya waxna ma jiraan Haddii aad racraacdo raad heli maysid cida kuu dhawaqeyso.
(2) Madax xanuunka…
(3) Qaylo gudaha ah, waswaas, cabsi, feejignaan la’aan…
(4) Urta dabka ee gacmahaaga ku jirta, si kasta oo aad u dhaqdo, urtu sidii hore ayay ahaanaysaa
Madax xanuunka ama caloosha, qoorta oo kacsan, iyo calaamado kale.

Markaa halkan waa in aad caqli ka yeelataa oo qofka salan la’aanteed kugu soo galo telefoon waxa daruuri ah inaad ku xidho ama ku damiso telefonka ood wax hadala dhihin.

Rasuulku (scw) waxa uu yidhi: Ruuxii hadalka bilaaba salaan ka hor, ha la hadlin taasi waxay ku timid xikmad…Ilaahay iyo Rasuulkiisa ayaa og… Ogow Rasuulku waa naga reebay, wax khatar ah ayaa jira, ha ahaato sixir ama wax kale.

Hadday tani dhacdo, waa inaad warqad qortaa oo aad isla markiiba u dirtaa… ku qor
بسم الله الرحمن الرحيم
Kaliya akhrinta waxay burinaysaa shaqadiisa, Illahay idamkii, gaar ahaan tirooyin aan la garanayn
Wicitaan qarsoodi ah, ka digtoonow (lambarka qarsoon) Ma diri kartid fariin ama ma heli kartid wicitaankiisa gabi ahaanba.

Sido kale Haddii aad u qorin ood adiga akhrisatane ku celcelido bisinkane wax sixir ah kuu soo gudbaayo majirto.
الله اعلم☝🏻

Sheikh_Caydaruus #Naftaada_Dabiib

Leave a Comment