OGAANSHAHA_XAALADADA_WEYDIIMO
OGAANSHAHA_XAALADADA_WEYDIIMO:
ــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــ\✓
🗣️ Ku jawaab kaliya (Haa ama Maya)
RIYOOYINKA👇🏻 ـــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــ
▪️Riyada Masaska, abeesooyinka, Iyo jibisoyinka.
▪️Riyada Eyaha.
▪️Riyada bisadaha.
(1) Maku Riyootaa xayaawaadka..?
= Haa ✅
(2) Maku Riyootaa cayayaanka, baranbaro iyo jiir…?
= Maya ❌
(3) Maku riyootaa cunada iyo cabitaanka..?
= Haa ✅
(4) Maku riyootaa Xabaalaha iyo dadyowga dhintey..?
= Maya ❌
(5) Maku riyootaa guryaha…?
= Maya ❌
(6) Maku riyootaa Suuliyada iyo meelaha wasakhda leh…?
= Haa ✅
(7) Maku riyootaa dhiiga…?
= Maya ❌
(8) Maku riyootaa badaha…?
= Maya ❌
(9) Maku riyootaa adoo duulaayo, Sidoo kale baabuur, Bas, diyaarad, ama tareen kaatagayo ood gaadhi laadahay…?
= Maya ❌
(10) Maku riyootey adoo imtixaanaad galaayo…?
= Maya ❌
(11) Maku riyootey dharkaaga iyo kabahaaga ood raadineyso…?
= Maya ❌
(12) Maku riyootey adigoo lagu ceyrsanaayo ama lagu Daba galaayo..?
= Maya ❌
(13) Maku riyootey caruur…?
= Maya ❌
(14) Maku riyootey inaad meel ka soo dhaceyso…?
= Haa ✅
(15) Maku riyootey Adigoo xumaan sameynaayo sida sinada ama adiga lagugu had gudbaayo, oo lagugu sameynaayo wax yaalo anshax xumo ah, iyo sido kale ma ku aragtaa isla riyada adigoo qaawan…?
= Haa ✅
ـــــــــــــــــــــــــــــــ
CALAAMADAHA:
ـــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــ
1> Ma isku aragtey Hamaansi ilin la socoto ama hamaansi kariya…?
= Haa ☑️
2> Ma dareentaa Kuleyl ama qabow tusaale xilga qabowaga kuleelaa dareemee Xiliga kulaylahane qabow ayaa dareemee…?
= Haa ☑️
3> Ma isku aragtey wajiga oo ku bararo midabka jaalahane noqdo….?
= Haa ☑️
4> Ma isku aragtey Nabro nabro jirkaaga kasoo baxaya…?
= Haa ☑️
5> Ma isku aragtey timahaaga oo daadanaayo…?
= Haa ☑️
6> Caajis badan iyo Daal…?
= Haa ☑️
7> Ma dareentaa Culeys madaxa…?
= Haa ☑️
8> Ma isku aragtey Hilmaan iyo xasuustaada oo yar…?
= Haa ☑️
9> Madareentaa Adeyag ama culeys madaxa gadaashiisa…?
= Haa ☑️
10> Araga oo daciifo…?
= Maya ✖️
11> Ma dareemaysaa in madaxaagu Cidhiidhi ku jiro ama la cadaadinaayo…?
= Haa ☑️
12> Dhibaatooyinka sanka…?
= Haa ☑️
13> Dhibaatooyinka ku dhawaaqida iyo hadalka…?
= Maya ✖️
14> Dhibaatooyinka ama dhawaaqa dhegaha…?
= Maya ✖️
15> Saamaynta marka hawada iyo dabayshu dhacaan…?
= Maya ✖️
16> Neerfaha oo ku xanuuna…?
= Haa ☑️
17> Ma leedahay Dhibaatooyinka qoorta, qanjidhada thyroid, ama pharynx iyo hunguriga,…?
= Haa ☑️
18> Maka dareentaa dhibaato garbaha…?
= Haa ☑️
19> Ma dareentaa Gacmo culus…?
= Haa ☑️
20> Cidhiidhi laabtaada Maka darentaa…?
= Maya ✖️
21> Ma dareentaa Murug…?
=Haa ☑️
22> Garaac wadnahaaga oo xawaaro saareeyo…?
= Maya ✖️
23> In wadnaha lagaa qabto Xanuun aad dareento…?
= Maya ✖️
24> Cidhiidhi Neeftaada…?
= Maya ✖️
25> Ma qabtaa Dhibaatooyinka sambabada…?
= Maya ✖️
26> Ma dareentaa dhibaatooyinka gudaha hunguriga…?
= Maya ✖️
27> Ma leedahay Dhibaatooyinka caloosha…?
= Haa ☑️
28> Guntimo ama sida dhagxaan caloosha…?
= Haa ☑️
29> Ma leedahay dhibaatoyinka bararka mindhiciraha…?
= Haa ☑️
30> Ma leedahay Calool istaag ama shuban ama labadaba…?
= Haa ☑️
31> Ma dareentaa xiidmaha jirka oo ku daciifo ama dhib xiidmaha…?
= Haa ☑️
32> Ma dareentaa ur xun ama dhib badan oo kasoo baxda afka…?
=Haa ☑️
33> Miisaankaaga oo sii kordho…?
= Haa ☑️
34> Miisaankaaga oo hoos u dhaco…?
= Maya ✖️
35> Ma leedahay Dhibaatooyinka kelyaha iyo kaadi mareenka…?
= Haa ☑️
36> Kaadi badan…?
= Haa ☑️
37> Ma leedahay Dhibaatooyinka beerka, xameetida, ama beeryarada…?
= Maya ✖️
38> Ma leedahay dhib xaga Rixamka…?
= Haa ☑️
39> Ma isku aragtey ama maleedahay Caabuqa iyo dheecaanka ilmo-galeenka…?
= Haa ☑️
40> Caadada oo aan joogto ahayn…?
= Haa ☑️
41> Fiix ilmo galeenka ma isku aragtey…?
= Haa ☑️
42> Burooyinka ilmo galeenka…?
= Haa ☑️
43> Ma ka leedahay dhabarka xaga hoose oo aad kuu xanuuneyso…?
= Haa ☑️
44> Mashaakil dhabarka kala badhka ama xaga dhexe….?
= Haa ☑️
45> Ma leedahay Xanuun ama culays lugaha ah…?
= Haa ☑️
46> Ma ka dareentaa Xanuun dhinac ka mid ah jirka oo ka badan kan kale…?
= Haa Jeexa midig ☑️
47> Burooyinka iyo kansarka…?
= Maya ✖️
48> Ma leedahay is hor istaag xaga guurka…?
=Haa ilaa xili hore ☑️
49> Nolashaada carqaladeyn badan…?
= Haa ☑️
50> Mushaakil reerka dhexdooda…?
= Haa ☑️
51> Ma dareentaa Cidhiidhi iyo neef-qabatin guriga intaad joogto…?
= Haa ☑️
52> Ma aragtaa Cayayaanka iyo qudhaanjada guriga oo ku badan Feejignaan la’aan…?
= Haa ☑️
53> Ma ledahay Waswaas…?
= Haa ☑️
54> Ilawsho salaada…?
=Haa ☑️
55> Waswaas in lagu galiyo xiliga waysada ood ka shakido inaad saxantahay iyo in kale…?
= Haa ☑️
56> Waswaas caqiidada islaamka…?
= Maya ✖️
57> Waswaas gaalnimo ah….?
= Maya ✖️
58> Waswaas nadaafada…?
= Maya ✖️
Ma leedahay sixir loo yaqaano tasfiix ilaa yaraantii…?
Ma tukataa oo masii wadi kartaa saladaada.
Weydiimo_Dadka_Is_Qabo:-
1_ Ma leedahay Mushaakil inta lagu qabo…?
= ✔️
2_ Ma ku aragtaa ninkaaga suurad tiisa ka duwan…?
= ✖️
3_ Ur xun oo kasoo baxda ninka markaad ag istaagto…?
= ✖️
4_ Ma jirtaa dhib xaga jamaaca…?
= ✔️
5_ Caruur ma leedahay, Wiilal iyo gabdho ah…?
= ✔️
6_ Ilmaha oo kaa soo dilmo…?
=✖️
Macalin Waxaan rabaa inaad iga caawido daawada iyo wuxuu yahay xanuunka
Waan daalanahay nafsi ahaan iyo gaar ahaan jir ahaan sababtoo ah mar walba waan xanuunsanahay.
Ma sii wadi karo salaadda sababtoo ah jir ahaan waan daalaa mar kasta oo aan bilaabo.
الحمد لله و لا حول ولا قوة الا بالله.
Waxaad leedahay xanuun xasad ah Iyo sixir lagu cunsiiyey laguna rusheeyey idinkana dhexeeyo reerkiina dhamaan
Waxana idin asiibey jinka cashaqa, Raac baraamijta badan aan idinkula wadaagney baraha bulshada meel walbo aan ku leenahay Baraamijyada ka hadlayo rixamka kuwaasne samey guriga waa in la deyraa xayndaab loo sameeyaa sifo aysan wax usoo galin daawadaadane si fudud aad u qabsato Sidoo kale matagin waa inaad sameydaa laba mar bishii akhri aayadaha salaada ka hadlaayo Insha allh isbadalka weyn aad aragto waad nala soo wadaagi kartaa Mahadsanid alle haku shafiyo walal. Hoos ayaan idinso dhigayaa linkiyada aad ka helaydaan daraamijyada cilaajinta Ee Sheikh caydaruus
https://youtube.com/@sheikhcaydaruus?si=P8Tx3qrWP0ZMQPwa
Iyo Facebook page Naftaada Dabiib
والله أعلم ☝🏻