#Calaamadaha_in lagu_arko_cayayaanka _gurigaš
#Calaamadaha_in lagu_arko_cayayaanka _gurigaš
š§š»āāļø Waxay ku badan tahay dadka xanuunadan ruuxiga ah ay dhibaateeyeenĀ
Muuqashada cayayaanka oo ah tiro aan caadi ahayn oo qaabab kala duwan leh …
Sida Qudhaanjada, baranbaro, Gooryaanka, Marmarna hangarallooyin, dabqaloociyo iyoĀ qaar kaleš·šŖ³š¦š
Ruqaa badan tafsiirkii ay arrintan ka bixisay ayaa lagu wareeray…āš»
#Maxaa u sabab ah Muuqaaladooda xayawaanadaasš¤āļø
#Cayayaankani wax jiro miyaa oo xaqiiq ah in lagu arko gurigaāļø
#Sideen ula dhaqannaa oo u daaweynaa xaaladan cayayaankaāļø
Maxaase ka faa’iidaysan karnaa muuqaalkeedaāļø
#Marka hore ilaahay ayaan gargaar ka raadsaneynaa
ŲØŲ³Ł
Ų§ŁŁŁ…āš»
āŖļøĀ Waxa aan arkayo daba-gal dheer oo arrintan lagu sameeyay ka dib
Cayayaankan waxaa ka cadhaysiiyaa shaydaanka oo ah nooc ay meesha (Guriga) ka taliyaan..!!
āŖļø Labadaas arrimoodba waa sixirka iyo xasadka, marka la eego raāyiga saxda ah, mana aha wax daliil u ah in guriga laga hinaasay, sida ay qaarkood sheegeen, marka laga reebo xaaladaha qaarkood.
Waa cayayaan dhab ah, ee ma aha calaamado ama wax la mid ah…!!!
#Daaweyntaš
š¹Xoojinta guriga (Xayndaabka)Ā iyadoo la adeegsanayo Quranka, Adkaaraadka, ducoyinka, iyo Dhirta sido kale Erayada daaweyta. Waa inaad xooga saartaa Sida aad u daweyn lahayd gurigaaga oo aad u xayndaabi lahayd uga xidhi lahayd si uusan jinka usoo galinĀ Cayayaankane meesha aad uga saarto…!!?
#Ogow
š¹Muuqashada cayayaanka ayaa laga yaabaa inay kordhiso ka dib marka Aad buufiso ama aar rusheyso,Ā markaa sii wad oo ha quusan ilaa arrintu dhammaato
š¹Dadka qaar xataa waxay u adeegsadaan in qudhanjadu baxdo Aayadan:__
(ŁŲ§ Ų£ŁŁŁŁŁŁŲ§ Ų§ŁŁŁŁŁ
ŁŁŁ Ų§ŲÆŁŲ®ŁŁŁŁŲ§ Ł
ŁŲ³ŁŲ§ŁŁŁŁŁŁŁ
Ł)
In lagu celceliyo Oo lagu akhriyo biyo kadibne lagu rusheeyo guriga aad ayey u fiican tahay…
#Faa’iidooyinka laga helo muuqaalka cayayaanka…āš»
š„ In guriga cayayaan lagu arko guriga soo noqnoqonaayoĀ rusheyso waxay ku tusinaysaa wax kastoo kaa hor imaado in jinkii iyo saaxirkii ama xasadkii shaqadan ku lug lahaa ay arimahoodii soo afjarmayaan ugu danbeyne guusha waa dhankaaga…
š„ Sidoo kale, muuqaalka soo noqnoqda ee xayawaanka dhintay sida bisadaha, qoolleyda, iyo shimbiraha.
š¹Meeshan ama goobta cayayaanka iyo xayawanaadka waa in si fiican loogu xoojiyey biyaha Quraanka leh oo milix badan lagu daray, sida biyaha badda, waxaadna ka heli doontaan waxtar wanaagsan haddii Eebbe idmo…
#Sheikh_CaydaruusĀ Ā Ā #Naftaada_Dabiib