#Inta_nooc_u_kala_qaybsaman_jinka_layska_dhaxlo :
#Qeexid_jinka_layska_dhaxlo : waa jin qofka jidhka galo marku qaan Gaadho wiilkaasi yar gaar ahaan ( 16- 17- 18jir inta badan ) sabob haleelitaan ku yimid labada Waalid mid kamida marka u dhashay .
#Inta_qaybood_u_kala_qaybsanta :
1- #dhaxal_jin ( #taabashadiis ) : waxa la haleelaya qofkaasi yar markay da’ada kor aan kusoo Xusay halka sare ( Qeexidda ) sabob ka timid labada waalid oo ka tagay inay iscilaajiyaan ilaa aay cunugeeda yar ay ku galaan jinkaasi waxyaabo la halmaama ( Jacayl , argoosi, amase sabob la’aan marmar qaarkood ) .
2- #dhaxal_jin ( #sixir ) : sabob ka timid labada waalid oo ka tagay inay iscilaajiyaan, qofkaasina raad kuma yeelanayo aayadaha sixirka marka lagu akhriyo balse wuxuu raadku yeelanaya marka uu isku akhriyo ( واتبعوا ما تتلو الشياطين )
3- #dhaxal_jin ( #isha_amase_xasad ) : sabob ka timid labada waalid oo ka tagay inay iscilaajiyaan
4- #dhaxal_ruuxaanta ( #waa_jiman_muslimiina_oo_ka_caawiya_dadka_cilaajka_iyo_wixii_la_halmaama ) : sabob awgeed waalidka oo la tacaamula arwaaxda waxay usoo wareegayaan ubadkooda amase tafiirta mid kamid ah calaamadaha lagu garta ay tahay inuu awood uu leeyahay inuu gamcaha ka akhriyo qofka wixii haya oo xanuun ah iyo wixii dadku ku fikirayaan markay wakhti kasoo wareegto waxaa sii badanaya jimanka muslimka ee caawinaya .
5- #dhaxal_khaddin_saaxir_ah : sabob awgeed waalidka oo la tacaamula sixirka waxay usoo gudbaysa Ubadka ay dhallaan wayna dhex galayaan jimanku iyago u diyaarinayo inuu saaxir noqdo wayna jecleysiinayaan sixirka sharkiisa wuxuuna karahsanaya wixii daacad ilaahay iyo cibaadadiisa badan koodna waxaa arkaysa isagoo garanayn akhrista iyo qoraalkaba oo haddana noqonaya saaxir ku dhalaxtagay .
6 – #dhaxal_kahiin : sabob awgeed waalidka oo la tacaamula jinka akhriya wixii maqan iyo kuwa fiiriya xidigaha iyo wixii la halmaama wuxuu usoo gudbaya ubadka ay dhallaan.
7- #dhaxal_jinka_saalixiinta ah : waxay tahay inay dhex galaan labada waalid mid kamida , jinkaaso rabo inay noqdaan kuwa wanaagsan ee jidka ilaahay heesta oo xumaha ka reebaan , waxaa haleelaya ilmiha ay dhallaan wuxuuna ka cabanaya wiilka yar wixii waalidka uu ka cabanayeen .
#naftaada_dabiib