#Dulmigu_Waxa_Uu_U_Kala_Baxaa_Saddex

1_Dulmi aanu Eebbe dhaafin.
2_Dulmina wuu dhaafaa
3_Dulmina ma daayo.(kama_tago)

💥Dulmiga aan Eebbe dhaafinna waa shirki, Eebbe wuxuu yidhi;{Runtii shirkigu waa dulmi wayn)
▪Rabi ood la wadagiso ilaah nimadiisa cid kale waa dulmi weyn ogowna ma kaa dhaafaayo..

Ama
💥 “Dulmiga uu ka dhaafa waa dulmiga ay addoomadu ku sameeyeen naftooda iyo Eebahood dhexdooda”
▪yacnii xidhiidhka adinka iyo rabigiin ka dhexeeya hadii aad xumeysaan oo waajibadkina kasoo bixin weyneyn rabgaa dee waligaa dull naftiisa duleyey unbaad noqo hadii aa hagajisaan alle waa idinka dhafayaa dulmigaas ee walaal ulaabo naftaada iyo rabigaa hagajine xidhidhka rabigaa idinka dhexeeyo.

Ama
💥” Dulmiga uusan Eebbe ka tagin waa dulmiga ay addoomadiisa isku hayaan.
ilaa ay is maamulaan”
▪Ma ogtahay inta uu qofba qofka walaalkiis eh ee ay isku diinta yihiin uu dhibateynayo nolasha uusan u quudhin la rabo silic iyo saxariir wlhi wllhi mid rabi kaagama tagaayo siwalbo u dulmi adoomada rabi eed ula maleegysaan sixir iyo il xun aduun iska tamashleey sbbto ah waa laguu seeto dheeraysiinaa mar un inuu alle gacanta kugu dhigaa kuu dhiman markaas awoodaad sheeeganeyseen kulasoo baxa rabigiina agtiis .

#FG: Waligaa 3daas dariiqo ee dulmiga ku saleysan iska ilaali hadii iimankaagu daciifey yaqiintada jidiidi dhis iimankaaga xidhidhka rabi adkey walidkaa kaduceyso,, waligaa adiga ha lagu dulmiyo balse waxne ha dulmin,, rabina ha lawadaajin ilaahnimadiisa cidaan asaga ahayn.
“Khyr iyo guul”👋🏻

#NAFTAADA_DABIIB…✍

Leave a Comment