CALAAMADAHA SIXIRKA
Waa maxay sixir ?:
Sixirku waa wax uu sameeyo sixiroole, una adeegsado shayaadhiin si ay ugu fuliyaan,uguna dhibaateeyaan dadka sida jir ahaam iyo caqli ahaan
Calaamooyinka sixirka 7
Qeybo ka mid ah Calamadaha sixirka
* Caafimaad darro aan caadi aheyn oo qofka ku dhacda
*Xanuuna la cadeyn waayey
*Xanuun dhanka midigta ama culeys
Calool xanuun joogta ah , dibiryo & lalabo iyo madag uu qofku dareemayo
*Xanuuna cajiib ah daawada dhaqtarkana aysan waxba u dareyn
*Dhaawac furan oon bogsooneyn
*Xagadino jirka ka muuqanaya
Madhaleysnimo & tabar darro xaga isutagidda
Carro (Xanaaq ) badan, qofka oo waxwalba ka xanaaqa (car itaabo ah).
*murugo sabab la aan ah
*Hilmaam badan
*Kalsooni darro
Xoogsaaris la aan hal shey ( concentration)
is daryelid la,aan
*Timaha madaxa oo aad u daada
*Laabta oo cariiri noqoda siyaadana casirka & magribka ka dib
*wadna garaac aan caadi aheyn
*dabeecada qofka oo isbadel ku dhaco
lumid , dawaqid(ambasho)
*Hadal isdhaafsan (isku qasan)
*Ku xasilid la,aan halmeel & joogteyn la,aan hal shaqo oo goni ah
*Marka qaar Xaladu daran tahay qofka oo iska baxa anan garaneyn mel uu u socdo
Qofka oo jeclaada kali inuu ahaado iyo aamusnaan joogta ah iyo kuwo kale oo badan

Waxa qoray : sh caydaruus muxumed

Leave a Comment